digital marketing
Baro xeeladaha ugu casrisan ee lacag looga sameeyo internet-ka adigoo isticmaalaya DWA, Create for Cash, iyo alaabada PLR-ka ah
Digital Wealth Academy
Baro suuqgeynta dhijitaalka ah iyo sida loo iibiyo koorsooyinka faa'iidada badan adigoo ka bilaabaya eber
Create for Cash
U beddel aqoontaada iyo hal-abuurkaaga lacag caddaan ah adigoo baranaya nidaamka ugu fudud ee content-ka lagu iibiyo
Guusha Ardaydayada
"Koko Guide waxay iga caawisey inaan fahmo nidaamka DWA, haddana waxaan bilaabay inaan dakhli joogto ah ka helo internet-ka."
mohamed ahmed
somalia, muqadisho
Ma dooneysaa inaad bilowdo digital marketing?
Haddii jawaabtaadu tahay haa, waxaad joogtaa meesha saxda ah. Halkan waxaad ka baran kartaa xirfadaha digital marketing, sida loo abuuro content, loo suuq geeyo products, loona dhiso dakhli online ah.